Olole dhir beeris ah oo laga bilaabay Magaalada Baydhabo.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dedo Ayaa waxaa uu kamid yahay Uurada ka shaqeeya Hormarinta Deegaanka, ayaa waxa uu Magaalada Baydhabo ka wadaan dhireeynta Geedaha oo lagu Abuurayo goobo kala duwan, si ay ugu qeyb qaataan kor u qaadista Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here