Tababar ku saabsan arimaha gurmadka deg deg ah oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee sodma ayaa magaalada Muqdisho Tababar ugu soo xirtay shaqaale katirsan waaxda Cafimaadka Ee Hey’adaasi oo muddo labo todobaad ah qaadan doono Tababar ku saabsan arimaha gurmadka deg deg ah .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here