Talyaaniga oo saddex qof u xiray doon ay ku dhinteen 65 muhaajiriin ah.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Booliska Talyaaniga ayaa xiray saddex nin oo loo haysto inay mas’uul ka ahaayeen dooni Axaddii ku burburtay badda Koonfurta Talyaaniga.

Doontan waxaa ku dhintay 65 qof oo u badan Muhaajiriin kasoo jeeda Pakistan, Iran  iyo Syria.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here