Qaar kamid ah dhalinyarada Galmudug oo ku Baaqay Xoojinta Nabadda deegaanka.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyada oo madaxda sare ee dowlad Goboleedka Galmudug horay usheegeen in muhiimada koowaad ay siinayaan xoojinta nabad galyada iyo isdhexgalka Bulshada sidii sare loo qaadi lahaa ayaa qaar ka mid ah dhalinyarada Galmudug waxay kubaaqeen in laxoojiyo nabad galyada si bulshadu isku dhexmaraan una helaan dhamaan waxyaabaha laxariira hormarinta nolosha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here