Gaari lagu farsameeyay Baladweyne oo la soo Bandhigay.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Maxamuud Muumin oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa farsameeyay gaari laga sameeyay biro, cagaha baaskiilada iyo matoor kuwaasi oo laga soo aruuriyay magaalada iyadoo loo isticmaalay alxan iyo farsamooyin kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here