Shirkad soo saarta dhuxul Macmal ah oo laga Hirgeliyay Kismaayo.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ayaa laga hergeliyay Shirkad soo saarta dhuxul macmal ah taasi oo loogu tala galay in lagu yareeyo jarista dhirta iyo xaalufinta deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here