Aqoon is weydaarsi ku Saabsan Awoodsiinta Dhalinyarada KG oo lagu Qabtay Baydhabo.

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aqoon is weydaarsigaan ku saabsan Madasha Awood Siinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Magalada Baydhabo ayaa waxa uu socon doonaa mudu labo maaliin ah,Waxaa ka soo qeyb galay Ururada Dhalinyarada ee Koonfur Galbeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here