Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Hassan Abdinuur Aal-baro Ayaa Dhagax Dhigay Garoon Cusub oo diyaaradeed oo ay Yeelanayso Degmada Ceel-barde Ee Gobolka Bakool.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.