Sare ukac kuyimid qiimaha dalaga Beeraha oo laga dareemayo Dhuusa-mareeb

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili ay fooda nagu soo heyso bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa sare u kac laga dareemaya rashinka kasoo baxa gudaha dalka suuqyada magalada Dhuusamareeb ee casimada Galmudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here