XFS oo digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale ee Gobolkan Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here