Isbitaal Cusub oo laga dhagax dhigay Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf ayaa Dhagax-Dhigay Ispitaalka guud Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Dhismaha isbitaalka cusub oo ay yeelanayso degmada waajid ayaa si bilaasha waxa loogu adeegi doona Bulshada ku nool degmada waajid iyo deeganada hoos yimaada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here