Machadka Horseed oo Bulshada Jowhar Ka Taageera Barashada Computer-ka

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga Horseed Computer and Healthy science waxaa uu ka mid yahay dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay ee ku yaala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Mamaulka Hirshabeelle gaar ahaan xaafadda Horseed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here