Tababar loo qabtay Macallimiin Afka Soomaaliga dhiga oo Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababbar ay soo agaasintay Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ”AGA” laguna baranayay adeegsi haboon ee Afka Soomaaliga ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here