Mareykanka oo soo saaray go’aan saamayn kara dadka magangalyo doonka ah

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Madaxweyne Biden ayaa soo saaray xeer qabyo ah kaas oo sii adkeyn kara in dadka magangalyo doonka ah inay soo codsadaan in ay galaan dalkaasi inkastoo mar xadidaadii xuduudda ee la xiriirtay Covid-19 la qaaday bishii May.

Xeerkan ayaa la mid ah kuwii uu soo saaray madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump kuwaas oo laga dhigay kuwo aan sharci aheyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here