Xaalad dhanka Nolosha ah oo Soo Wajahday Qaar kamid ah Barakacayaasha Baladweyne.

0
88

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo deegannadii ay ku noolayeen uga soo hayaamay abaarta ka jirta gobolka Hiiraan islamarkana soo micin biday magaalada Baladweyne ayaa duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ku heysata kaamka doonguduud oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee Magaalada Baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here