Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Xaafadaha Magaalada Dhoobley.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Haweenka nadaafada ee ka dhisan Magaalada Dhoobley oo is kood isku xilqaamay ayaa olole nadafadeed ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Magaalada iyadoo ujeedka ololahaan ay Haweenkaasi ku sheegeen in ay uga gol leeyihiin kor u qaadidda bilicda Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here