Haweenka Galmudug oo ku Baaqay in la Xoojiyo Aqriska.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu danbeeyay haweenka soomaaliyeed waxeey door mugleh ka ciyaareen aqriska iyo qoraalka af-soomaaliga kuwaas oo muhiimad gaara siinaayo bulshada soomaaliyeed iyo wacyiga haweenka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here