Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo daah-furay Mashruuca Barwaaqo.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda daahfurka oo dhacday aqalka Madaxtooyada waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka mid ah golayaasha dowladda Fadaraalka, labda gole ee Galmudug maamulka gobalka Galgaduud, maamulka Caasimada iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here