Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada jowhar ka socanayay kulanka is dhaxgalka bulshada iyo booliska degmada oo usoo qaban qaabiyay maamulka degmada jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.