Dugsi loogu tala-galay barashada Xanaannada Xoolaha oo laga daah-furay Guriceel.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskuulkan ayaa lagu talagalay in lagu barto Xanaanada xoolaha waxana xariga ka jaray Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qoor Qoor waxana xarig jarka kuwehliyey Wasiirka waxbarashada Galmudug Mohamed Hashi Dhoore iyo gudoomiyaha degmada Guriceel Anas Abdi Macalin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here