Machad Lagu barto Farshaxanka oo laga Hirgeliyay Magaalada Kismaayo.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kisimaayo College Of Arti And Desain Waa Mahacadkii Oogu horeeyay oo casharo tayo leh bixiyo,Kuwaas oo Ku saabsan Farshaxanka iyo Waxbarashada maadiga ah,Koleejkaan waxaa Wax Kabarta 140 Arday,kuwaas oo Isugu Jiro Gabdho Iyo Wiilal,Waxana Uu Koleejkaka xiisadaha uu bixiyaa Subax iyo Galab.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here