Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxbarashada iyo soo saarista jiil cusub oo aqoonyahano ah waxa ay kaalin weyn ka qaadaneysa Horumarka waxana Waxbarashadaasi udub-dhexaad u ah Macalimiinta.
warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.