Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle Oo Radio Isnaay Ku Amaantay Shaqada ay Bulshada uheyso.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle Cumar Maxamed Soomane oo ka Hadlayay barnaamij gaar ah diirada lagu saarayay maaliinta raadiyaha dunida ayaa waxa uu shaqaalaha iyo Maamulka Radio Isnaay ku Amaanay howlaha shaqo ee ay bulshada uheyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here