Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Warbixisay qorshaha wax soo saarka ee sanadkan.

0
175

Jowhar – Radio Isnaay ) – Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabeelle ayaa ka warbixisay qorshaha u dagsan sanadkaan ee dhanka wax soo saarka beeraha ah.

Isku duwaha wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabelle Cabdullahi Colow Cabdi Ayaa sheegay in sanadihii hore ay beeraleyda saameeysay fatahaadaha uu sameyn jiray wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xalimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here