Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinayarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waddo kulamo ay isugu imanayan islamarkana ay kaga hadlayan sidii ay ugu mid noqon lahayeen masuulyiinta ugu sareysa maamulka dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.