Maamulka degmada Jowhar oo saxaafadda ugu baaqay inaay bulshada uga digaan Dabeylaha deegaanka ka jira.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka degmada Jowhar Cusmaan Mukhtaar ayaa saxaafadda ugu baaqay inaay diigniino siiyaan bulshada madaama uu jiro jiilaal dabeylo wato, Waxaa uu ka codsaday idaacadaha ka furan Magaalada Jowhar inaay uga digaan dabeylaha daran ee keeno inuu dabkaco isla markaana isu badalo masiibo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here