Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib iskutashi ay sameyeen bulshada degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud oo kaashanaya jaaliyada kasojeeda deegaanka ayey waxa ay kudhisteen xarun ay ugu talagalen in ay waxkubartan carruurta agoonta ee kunool Ballanbal iyo deegaanada hoostaga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.