Shir looga Hadlayay Waxqabadka Wasaaradda Gar gaarka Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradda maareeynta iyo masiibooyinka jubbaland ayaa ahaa mid ay ka sooqeyb galeeen Wasaaraddaha ka dhisin jubbalan, iyadoo lagu ogaanayay wasaaradaha ay quseeyso mashaariicda ka jirta deegaanada hoostaga kismaayo iyo guud ahaa Jubbaland.

warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here