Qaramada Midoobay iyo Maamulka KG oo ka Wada Hadlay Xaalada Barakacayaasha.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamaanka Maxamed Nuur maxamed ayaa Magaalada Beydhabo kulan kula qaatay  Masuulyiin ka socday Hey’adda Qaramada Midoobay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here