Haweenka Dhoobley oo loogu Baaqay in ay Horumariyan Caafimaadka Naftooda.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay Haweenka guryaha jooga in ay qataan talooyinka Caafimaad ee ay bixiyaan gabdhaha ka shaqeeya mashruuca Marwo Caafimaad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here