Muddaharaad culus oo ka socda guud ahaan Israel

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ugu yaraan todobaatan kun oo qof ayaa ku biiray mudaaharaad ka dhacay bannaanka baarlamaanka Israa’iil ee magaalada Jerusalam, kuwaas oo ka cadhaysan hindise sharciyeed ay sheegeen in uu dhaawacayo madax-bannaanida garsoorka.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dakaas Yair Lapid ayaa u sheegay dadkii isugu soo baxay meeshaas in isbaheysiga cusub ee midigta fog uu Israa’iil u rogi doono kalitalisdadka geliya xaal madaw. Gudaha aqalka baarlamaanka ee Knesset guddigu waxa ay u codeeyeen in sharciga loo diro akhrinta koowaad, fowdo ayaa ka dhalatay iyadoo sharci-dajiyayaashu ay golaha dhexdiisa aad ugu murmayaeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here