Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Seyniska oo Maanta dunida laga xusayo.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 11-ka Febraayo waxaa adduunka oo dhan laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee haweenka iyo gabdhaha seyniska

Maalintan waxeey diirada saartaa xaqiiqda ah in seyniska iyo sinaanta jinsiga labaduba ay muhiim u yihiin gaaritaanka yoolalaka horumarineed ee caalamaiga ah ee leysku raacsan yhay,oo ay ku jiraan Ajandaha 20230 ee horumarinta joogtada ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here