Eritrea oo dib ugu Bireysa urur goboleedka IGAD.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa sheegay in dalkiisu dib u helayo xubinnimadiisii urur goboleedka IGAD oo sannadkii 2007 laga saaray.

Afwerki oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa sheegay in aan wax hadal ahi haatan ka taagnayn in dalkiisu mar kale helo xubinnimadiisii ururka IGAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here