Aqoonyahannada Magaalada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in ay iskaashadaan Caawinta dadka ay saameeyeen Abaaraha Dalka.

0
79

Jowhar- (Isnaay Radio)- Abaaraha kajira guud ahaan dalka ayaa saameeyay Deegaanno badan oo katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe  iyadoona Magaalada Jowhar ay usoo hayaameen Dadka abaaruhu ay saameeyeen kuwaasi oo intooda badan ku xoola beelay Abaarta.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Mohamed Abukar Abdirahman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here