Mashruuc lagu caawinayo Dadka ay Abaaruhu saameeyeen oo laga daah furay Magaalada Muqdisho

0
78

Jowhar- (Isnaay Radio)- Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto deg deg ah oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

Gargaarkaan oo ay ku yabooheen dowladaha Sacuudi Carabiya iyo UK ayaa waxay soo marsiiyeen hay’adda King Salmaan ee ka shaqaysa arrimaha gargaarka, mashruucaan gargaar ayaa waxaa raashin la siin doonaa 97,585 halka 34,964 oo qoysna Lacaga la siin doono.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Mohamed Abukar Abdirahman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here