Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Dhallinyarada ugu baaqay in ay Shaqo Abuur Kasameystaan Dhulkooda.

0
64

Jowhar- (Isnaay Radio)- Dhalinyaro gabdhdo iyo wiilal isugu jiro ayaa waddanka ka tahriiba iaygoo Nolol ka raadiya qurbaha.

Gudoomiaye kuxigeenka Amniga ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Cilmi Raage ayaa sheegay in dhibaatada Tahriibka Saameyn weyn kuyeelatay Dhallinyarada Dalka.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here