Dadka Deegaanka Madaraso Sheikh Maxamed ee Hoostaga Degmada Dhuusamareeb oo si isku tashi ah u sameeystay Iskuul laga hirgeliyay Deegaankaasi.

0
84

Jowhar- (Isnaay Radio)- Iskuulkan oo dhismahiisa ay iska kaashadeen dadka degaanka Madaraso Sheekh Maxamed ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboleedka galmudug iyo ururka horumarinta waxbarashada iyo caafimaadka ee jiheeye ayaa laga hirgiliyay deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineeysa:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here