Jowhar- (Isnaay Radio)- Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe Madiino Caddow Coloow ayaa sheegtay inaay Haweenka heystaan dhibaatooyin dhaqaale isla markaana ay u baahan yihiin in Shaqo abuur loo sameeyo.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.