Jowhar- (Isnaay)- Olole Nadafadeed ayaa Waxaa laga sameeyay Saldhigga Booliska Degmada Jowhar Ololahaan Nadafadeed ayaa Waxaa iska garab siiyay Guddoomiyaha Xaafadda Kulmis iyo Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Jowhar iyagoo isku xilqaamay in ay soo celiyaan Bilicda Deegaanka
Ugu horeyn shacabkii ka qeyb qatay ololahaan ayaa shegay in ay mar walpa diyaar u yihiin in ay degaankooda nadifiyaan
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Halima Ali Ibrahim.