Jowhar- (Isnaay Radio)- Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ee Degmada Buula buurte Dr Sakariye Cabdirashiid Samatalis iyo dhaqaatiir kale ayaa Adeeg Caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay Dadka ku nool Deegannada Tardo, Sagaal Geed, iyo Geeda Same ee Gobolka Hiiraan kadib markii inta badan Deegannada uu ka dilaacay Cudurka Jadeecada.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.