Wasiirka Haweenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo Kulan Laqaadatay Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
118

Jowhar- (Isnaay Radio) Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad  Goboleedka Hirshabelle Marwo Raxmo Maxamed ayaa kulan looga hadlayay Doorka Haweenka ay ku leeyihiin Horumarka Deegaanka laqaadatay Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Qaar ka mid ah Ururka Haweenka ayaa soo dhaweyay Kulanka Ay Wasiiradda la qaateen.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here