Munaasabad lagu Dhiiragelinayey Arday baratay Culuumta Caafimaadka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
147

Jowhar- (Isnaay Radio)- Munaasabad lagu Dhiiragelinayey Arday baratay Culuumta Caafimaadka oo gaareysa illaa 30 arday oo iskugu jira Gabdho io Wiilal ayaa Waxa lagu qabtay Magalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Saalax Mustaf Maamulaha Machadka Al-Mustaqbal Ayaa ka warbixiyay Xaladaha uu soo maray Iskuulka Asigoo Ardayda ugu baaqay in Ay dadaalka halkan ka Sii wadaan.

Warbixintaan waxaa inoo Soo Jeedineysa Wariyaheena:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here