Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa Dawooyin gaarsiisay Isbitalka Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

0
91

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasiirka Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Khaliif Cabdiraxmaan  ayaa kawarbixiyay Dawooyin iyo Agab kale oo ay gaarsiiyeen Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal ee Gobalka Shabellada Dhexe

Wasiirka wasrada cafimadka hirshabelle ayaa Waxa uu Hey’adaha ugu baaqay in ay gargaar soo gaarsiyaan Isbitaalka Guud ee Degmada Addan Yabaal.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa Wariyaheena:-  Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here