Dhalinyarda Jowhar oo kacodsaday Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe in garab istaag loo sameeyo.

0
100

Jowhar- (Isnaay)- Dhalinyaro badan oo ku nool Magaalada Jowhar, Degmooyinka kale ee Gobolka Shabeellaha Dehxe iyo Tuulooyinka ku xeeran ayaa Waxaa Heesta shaqo-yaraan iyagoo aanan awoodin inaay helaan shaqooyin ay ku maareeyaan Nolosha reerkooda iyo toodaba.
Sacdiyo Cumar oo kamid ah Dhalinyarada ku nool Jowhar ayaan weeydiiyay sida ay isugu xiran yihiin dhalinyarada Waxaana jirta in dhalinyaro badan ay ka niyad jabeen inaay helaan shaqooyn u qalma
Wariyaheena Maryama Shiikh Cabdi ayaa Warbixintaan inoo soo Jeedineeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here