In kabadan 14 dhalinyaro oo fursado shaqo ka helay Madbacada Hiiraan Stationary ee Magaalada Baladweyne.

0
92

Jowhar- (Isnaay Radio)- Haweenkan oo ku nool kaamka Doon gaduud oo ku yaalo xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa sameysatay fursado ganacsi oo ay nolosha qoysaskooda ku dabaraan.
Haweenka ayaa iibiyo qeybaha bagaashka iyo qudaarta iyaga oo ku dhax iibiyo gudaha kaamka.

Qaar ka mid ah. Haweenka sameytay fursadaha ganacsi ayaa maamulka hirshabelle ka codsaday in ganacsigooda loo maalgeliyo si ay noloshooda io qoyskoda ugu mareyaan

Haweenka soomaliyeed aya Waxa ay hormuud ka yihiin ganacsiga iyagoo ganacsigaas ku mareya noloshooda io Mid qoyskoodaba

Wariyaheena Xaliima Cali Ibrahim ayaa Warbixintaan inoo soo Jeedineeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here