Jaamacadaha Magaalada Jowhar oo loogu baaqay in Kuliyada cusub ay ku soo kordhiyaan Xarumaha ay kuleeyihiin Magaalada Jowhar.

0
76

Iyadoo Jaamacadaha kuyaalla Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ay Bixiyaan Kulliyado kooban ayaa qaar kamid ah dhalinyarada Aqoonyihaanada ah ee Magaalada Jowhar waxa ay ugu baaqeen Jaamacadaha in ay  kordhiyaan Kuliyadaha oo haatan ah kuwa kooban.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya Wariyaheena:- Mohamed Abukar Abdirahman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here