Wariyayaasha Jowhar oo kahadlay dhibaatooyinka ay la kulmaan Waqtiyada ay tabinayaan dhacdooyinka Murugada leh.

0
97

Wariyayaasha Kahowlagala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka ayaa kahadlay Qaabka uu u wareysan karo dhibanaha oo ka duwan sida loo tabinaayo wararka caadiga ah

Qaabab kala duwan ayaa loo wareystaa Marka laga hadlayo anshaxa  saxaafadda dadka ay saameeyaan Dhacdooyinka Murugada leh.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedineeysa Wariyaheena:- Maryama Shikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here