Barnaamij Gaar ah oo Kusaabsan Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada 24 Janaayo 2023.

0
116

Jowhar- (Radio Isnaay)  Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo doorka waxbarashada ee nabadda iyo horumarka.

Haddii aan la helin waxbarasho tayo leh oo loo dhan yahay oo loo siman yahay iyo fursadaha nolosha oo dhan, dalalku kuma guuleysan doonaan inay gaaraan sinnaanta jinsiga iyo inay jabiyaan albaabada  faqriga,dhallinyaro iyo dad waaweyn intaba.

waxaa Barnaamijkaan inoo soo Jeedinaya:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here