Ururka Suxufiyiinta Gabdhaha Soomaaliyeed oo Tababar Kusaabsan Tiiraanyo Bixinta Kadaahfuray Magaalada Jowhar.

0
91

Jowhar- (Radio Isnaay)   Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SWJO oo kaa shanaysa Xafiiska United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM ayaa Maanta Magaalada Jowhar kadaahfuray Tababar Saddax Maalmood socon doona oo ku saabsan tiiraanyo Bixinta, Tabinta Dhacdooyinka Murugada leh.

In kabadan 30 wariye oo isugu jiray Wiilal iyo Gabdho oo ka kala socday Xarumaha kala duwan ee Warrbaahinnada Jowhar ayaa Tababarka loo Qabtay.

Moowduuca Tababarka lagu qaadanayay oo ah mid aad Muhiim u ah ayaa ka qayb-galayaashu waxa ay Maanta Qaateen Cashiro Ku saabsanaa Hab Tabinta Dhacdooyinka Murugada leh ee Dalka Kadhaca

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here