Barakacayaasha kaam jiroon ee Dhoobley oo kawarbixiyay goobihii ay kasoo Barakaceen.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxa ay kamid tahay Magaalooyinka ay soo gaareen Barakacyaasha ugu badan ee ku barakacay Gudaha Dalka saameyeena Abaaraha ba’an ee ku dhuftay qeybo badan oo kamid ah gobalada Dalkeena, Kaam jiroon waxaa uu kamid yahay kaamamka ku yaala Magaalada Dhoobley.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here